Doogsan Media

Horyaalka kubadda cagta haweenka oo xilli ciyaareedkiisii labaad ku bilowday

Siddeed kooxood ayaa ka qayb galaya, laba jeer intii sannadkii hore.

Faisal Osman · 20 Oktoobar 2026, 13:08 EAT

Sawir tusaale ah
Sample illustration

Horyaalka kubadda cagta haweenka ee gobolka ayaa bilaabay xilli ciyaareedkiisii labaad iyadoo ay ka qayb galeen siddeed kooxood.

Qabanqaabiyeyaashu waxay sheegeen in dugsiyo badan ay hadda leeyihiin kooxo gabdhaha ah.

← Ku noqo sheekada