Doogsan Media

Arday jaamacadeed oo dhisay kaaliye cod ah oo Af-Soomaali ku hadla

Qalabku wuxuu beeralayda uga jawaabaa su’aalaha cimilada iyo qiimaha suuqa.

Liban Hassan · 21 Oktoobar 2026, 03:08 EAT

Sawir tusaale ah
Sample illustration

Koox arday ah oo barta sayniska kombiyuutarka ayaa dhisay kaaliye cod ah oo Af-Soomaali uga jawaaba su’aalaha beeralayda.

Ardaydu waxay sheegeen in qalabku ku shaqeeyo wicitaan taleefan oo caadi ah, iyadoo aan loo baahnayn taleefan casri ah.

← Ku noqo sheekada